Helgefutsal

Christiania Ballklubb inviterer til futsal for gutter fra 1. til 4. klasse, og jenter fra 1. til 5. klasse (det er dessverre ventelister for eldre barn).

Teknisk trening, lek og mye spill!

Treningene foregår i Tøyen Arena og på Tøyenbadet på lørdager og søndager.

Send e-post til cbkfotball@gmail.com for mer informasjon og påmelding.

فوتسال كريستيانيا للصغار

الأولاد: من الصف الأول إلى الصف الرابع
البنات: من الصف الأول إلى الصف الخامس
(للأسف توجد قوائم انتظار للأعمار الأكبر)

تدريب مهاري وتقني، ألعاب ممتعة، والكثير المباريات!

تقام التدريبات في صالة توين أرينا وتوينباديت (Tøyenbadet) يومي السبت والأحد.

التسجيل والاستفسار:
cbkfotball@gmail.com

Kubbadda gudaha(futsal) ee wiikaynka.

Christiania Ballklubb waxay wiilasha dhigta fasalka koobaad ila ka afraad iyo gabdhaha dhigta fasalka koobaad ila ka shanaad u qabanaysaa kubbadda cagta ee gudaha. (Annaga oo ka xun caruurta waawayn waxa keliya ee la gelin karaa liiska sugeyaasha.)

Waxay heli doonan tababar farsamaysan iyo ciyaaro kale duwan oo badan.

Tababarka waxa lagu qaban doona Tøyen Arena iyo Tøyenbadet maalmaha sabtida iyo axadaha.

Si aad u diwaangelisid ama aad maclumaad dheeraad ah u heshid mail u dir Cbkfotball@gmail.com